Hargeysa(RH):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhaweysay tallaabada Dawladda Maraykanku ay Ciidamadeeda ka gala baxayso Soomaaliya.
Sidaasina waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuryadda Somaliland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Wararka Radio Hormuud Waxaanu u dhignaa sidan:-