Akhristow ma ogtahay in Toonta ay lee dahay faa'ido badan haddii aad joogteyso, waxa ay hormarisaa caafimaadka dadka iyadoo ka hortagta cudurro badan sida waxa dajisaa:-
1. Dhiigkarka.
2. Kalastroolka.
3. Neerfayaasha.
Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:
1. Xusuusta.
2. Difaaca jirka.
3. Hurdada.
4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
5. Dareenka.
Waxay daawo u tahay:
1. Hargabka soo noqnoqda.
2. Cudurada wadnaha.
3. Cudurada lafaha.
4. Cambaarta iyo finanka.
5. Cudurada maqaarka.
6. Baabasiirka.
Waxay yaraysaa:
1. Lalalabada.
2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin.
3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
4. Lafa xanuunka.
Waxay u daran tahay:
1. Qofka beerka ka xanuunsan.
2. Qofka dhiig baxaya.
Waxaa la cunaa:
1. Subaxdii.
2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
3. Maalintii hal xabo.
Waxay fiican tahay:
1. In sideeda loo cuno.
2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.
Waxay dishaa kana takhalustaa:
1. Bakteeriyada.
2. Fayras-ka.
3. Gooryaamada caloosha.
W/Q: Dr Waahin Sabriye.
Waxaa tarjumay Dr Cadceed