Hargeysa(RH)Allah Ha U Naxariistee qofkii 5aad ayaa Gudaha Somaliland maanta u Geeriyooday Xanuunka Covid-19. Sida ay Xaqiijisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland
Sidoo kale Waxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland sheegtey in maanta Xanuunka Coronavirus laga Helay 6 Qof oo cusub kuwaasi oo kala Jooga Magaalooyinka Hargaysa,Burco iyo Berbera isla markaana kala ah 5 Raga iyo 1 Dumara
Tirada la Xaqiiyey in Somaliland laga Helay Xanuunka Covid-19 ayaa mareysa 40 Qof
Category